
Open to work and freelance · Available now
Abdalla Anas
Naqshadeeye iyo Macallin Xirfadaha TechHargeisa
Waxaan ka shaqeeyay naqshadaynta iyo suuqgeynta baraha bulshada, haddana waxaan dhalinyarada baraa xirfadaha Tech.
- Naqshadayn
- Suuqgeynta baraha bulshada
- Adobe Photoshop
- Adobe Illustrator
- Brand Identity Design
- Now
- Salesman, Designer, Social Media Manager iyo Marketer · Abady Honey
- Working since
- 2023
- Projects
- 1
About
A short introduction
Waxaan ahay naqshadeeye, waxaanan ka soo shaqeeyay suuqgeynta baraha bulshada. In ka badan toddoba sano ayaan macallin ahaa, anigoo dhigay maadooyin kala duwan. Dhammaadkii 2023 waxaan u wareegay barista dhalinyarada xirfadaha Tech.
Experience
2 roles · since 2023
Designer iyo Macallin Computer iyo Luqadaha
Royal Primaray & Royal College2023 – 2024
Salesman, Designer, Social Media Manager iyo Marketer
Abady Honey2026 – Present
Selected work
1 project
Skills
7 skills
- Naqshadayn
- Suuqgeynta baraha bulshada
- Adobe Photoshop
- Adobe Illustrator
- Brand Identity Design
- Adeegsiga AI-ga
- Logo Design
Education
6 degrees and courses
Grade 8
Al-nujuum Primary School2012 – 2016
Basic Computer Course
2016
Multimedia Course
2016
Grade 12
future secondary schools2016 – 2019
Diploma in ICT
2022
Digital Marketing Course
Harhub Center2025
Contact
Get in touch
Open to work and freelance · Available now